Dheemankii Lagu Maamuusay Maydh: Sheekh Isxaaq Ibnu Axmed (Somali Edition) Buy on Amazon
Facebook LinkedIn

Dheemankii Lagu Maamuusay Maydh: Sheekh Isxaaq Ibnu Axmed (Somali Edition)

19.90 USD

Usually ships in 24 hours

Book Details
ISBN / ASIN 1482603055
ISBN-13 9781482603057
Availability Usually ships in 24 hours
Sales Rank #1,844,278
Category History
Marketplace United States 🇺🇸
Ratings & Reviews No reviews yet — be the first!

No reviews yet.

Description
Buuggan waxa gacantiisa ku soo guuriyay nin yamani ah oo magaciisa la yidhaah Sayid Cali Cabdallah Axmad Al Imaam. Ninkani iyo reerkiisuba waxa ay ku abtirsadaan Sh. Isaxaaq Ibnu Axmed. Hasa yeeshee isagu ma ahayn ninkii soo sameeyay cilmi baadhistan cajiibka ah, ee waxa isaga ula yimid, oo cilmi baadhe ahaa, nin asalkiisu ahaa reer Marooko. Kaas oo isaga iyo aabihiiba ay soo dageen magaalada Cadan 1330H (oo ku beegan 1912kii) Ninkaas Reer Marooka oo la odhan jiray Sayid Maxamed Axmad Al Qarbaani, ayaa mudo badan isku hawlay sidii uu ku soo uruurin laha taariikhda Sheekh Isaxaaq Ibnu Axmed isaga oo iskaga dab-qaaday magaaloyinka Cadan, Beexaan, Sharaf, Sanca, Jawf iyo Isxaaqiya oo dhamaantood ku yaala dalka Yaman. Waxa uu ku raad joogay kutub ahayd ‘Oday-ka-Soo-Gaadh’ oo ay lahaayihiin Saadada Reer Yaman. Kutubtaas oo aad loo ilaaliyo. Sayid Maxamed Al-Qarbaani waxa uu si gaar ah u daba-galay taariikhdii Sheekh Isaxaaq Ibnu Axmed.
Donate to EbookNetworking
Previous Book From Pluralism to Separatis... Next Book The Nixon Administration an...
Previous From Pluralism to...
Next The Nixon Adminis...