Dhaqaalaha ku baxa Doorashooyinka Soomaalilaand: Maal-galinta axsaabta siyaasadda iyo musharixiinta (Research Papers) (Somali Edition) Buy on Amazon
Facebook LinkedIn

Dhaqaalaha ku baxa Doorashooyinka Soomaalilaand: Maal-galinta axsaabta siyaasadda iyo musharixiinta (Research Papers) (Somali Edition)

13.00 USD

Usually ships in 24 hours

Book Details
ISBN / ASIN 1907431411
ISBN-13 9781907431418
Availability Usually ships in 24 hours
Sales Rank #19,423,553
Marketplace United States 🇺🇸
Ratings & Reviews No reviews yet — be the first!

No reviews yet.

Description
Ilaa markii dimuquraadiyadda xisbiyada badan laga bilaabay Soomaalilaand 2002, doorashooyinku waxa ay u qabsoomeen hab wanaagsan oo maamul isku dhiib ah oo nabadgalyo u dhacay. Laakiin su aalo ayaa ka yimi sida loo maalgaliyay doorashada. Waxa daraasaddu ku doodaysaa in Soomaalilaand dhexdeeda, sida meelaha kalaba yihiin, aan loo fahmin doorashdu tahay kaliya hannaan siyaasadeed, laakiin sidoo kale tahay dhacdo dhaqaalaha saamayn ku leh, oo xisbiyada, musharaxiinta iyo taageerayaashu ay maalgaliyaan iyaga oo aan damaanad u haysan in ay hantidoodii u soo noqonayso. Waxa daraasadda Dhaqaalaha ku baxay Doorashooyinka Soomaalilaand lagu ogaanayaa kharashkii ka baxay musharaxiinta iyo ilihii dakhligaasi ka soo galay doorashadii baalamaanka ee 2005 iyo tii golaha degaanka ee 2012. Waxa daraasadda lagu soo gunaanaday in haddii doorashada kaligeed loo arko in ay tahay hawlgal dimuquraadiyeed uun in ay tahay in la iska indha tirayo xaqiiqada bulsho ama dhaqaale ee dalkaka jirta. Jiritaan la aanta hay ado kaantaroola kharashka ku baxaya maalgalinta ololahu waxa ay dhaawac u keeni kartaa doorashooyinka mustaqbalka ee Soomaalilaand, waxana laga yaabaa in ay u dhigto kalsoonidda qaranka iyo beesha caalamkuba ku qabaan doorashooyinka.
Donate to EbookNetworking
No Prev
No Next